muqlay
(m.l) (-qlo/muqlay, m.dh)

Geed-quwaax, qodax yaryar, caleen dhuudhuuban iyo asal wanaagsan oo lagu megdisto. ld muqle.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muqlay

muqlaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Neef xoolo ah wax muqlo hayso ahaansho.

muqlaysnaan [m.f.dh]
eeg muqlaysan. ld muqlaysnaansho.

muqlaysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
Wax muqlaysan ahaansho.

muqle [m.l]
ld Muqlay; muqlo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg