muqle
(m.l)ld Muqlay; muqlo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muqle ↴
cumuqcumuqlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Hadal diidmo aan caddayni ku jirto dhihid. ld cumuqcumuqleh.
cumuqcumuqleh [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lahaa, -lahayd)
ld cumuqcumuqlee.
cumuqcumuqleyn [m.f.dh]
eeg cumuq-cumuqlee.
muqlay [m.l] (-qlo/muqlay, m.dh)
Geed-quwaax, qodax yaryar, caleen dhuudhuuban iyo asal wanaagsan oo lagu megdisto. ld muqle.
muqleeye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
Gafane.
muqlo [m.dh]
1. Cudur neefka socodkiisa miisaanka lumiya ama uu la dheeldheeliyo oo uu ka qaado shilin cuntay. 2.Shilinta qaniinyedeeda cudurkaa keento. ld muqle.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg