Muquus
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. ld muquusid. Quusidda biyo hoos loo quuso. 2. Muquuf¹.
Muquus
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)Biyo hoos u quusid. ld maquus².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muquus ↴
maquus | maquus | maquusid | muquuf | muquusid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg