Muquuf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-fyo, m.dh)

Birta xakamuhu hayo ee faraska afka loo geliyo. ld muquus¹.

Muquuf

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

1. Muquurid. 2. Qof meel si macno la'aan ah u dhex marmarid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muquuf

muquufid | muquus |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg