Murcanyo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. (bot.) Geed-nagaar caleemo yaryar oo cagaaran, leh miro gadguduudan oo afar-afar isugu dheggan lana cuno; miracas. 2. Miraha geedka murcanyada. ld mircanyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga murcanyo ↴
mircanyo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg