Murguxan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-xnaa, -xnayd)

Wax murgux ah ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga murguxan

murguxnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg