Murugsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)1. Xarig iwm wax murgey ahaansho. 2. Wax murug hayso ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga murugsan ↴
dabbi | dabbiso | eyfaad | hammi | murugsanaan | murugsanaansho | murugsanow | tiiraanyaysan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg