Muruq iraadi ah
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-qyo ..., m.dh)(c.nafl.) Muruq dhaqdhaqaaqiisa lagu xukumo rabitaan, inta badanna waxa uu ku dhegsanyahay qalfoofka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muruq iraadi ah ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg