Muruqmaal

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Qof shaqaale ah oo aan farsamo gaar ah lahayn, kuna nool waxa ka soo baxa xooggiisa. ld addinmaal.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muruqmaal

addinmaal | muruqmaalid | shaqaale | xoogsato |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg