Shaqaale

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

1. Qof cid ama hay'ad u shaqeeya oo mushaar ka qaata. 2. Qof muruqmaal ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shaqaale

jaariyad | maalingoosad | unug-dareen-wade | urur shaqaale | askarmaroodi | boroolataariyad | hawlwadeen | hey'ad | joogto | kiitoon |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg