Murux

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Miraha qaarkood sida garaska iwm oo dubkii kore laga qaaday. 2. M. ah: qof qaawan. 3. M. ah: wax aan diir lahayn. 4. ld murxid.

Murux

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rxay, -ruxday; -rxi)

Wax dubkii ka dhacay noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga murux

galaammurux | garaammurux | muruxsan | muruxsanaan | muruxsanaansho | murxid | xuubso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg