Musaraarsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax aad u fararxsan ahaansho. ld musareersan, musuraarsan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga musaraarsan

musaraarsanaan | musaraarsanaansho | musareersan | musareersanaan | musareersanaansho | musuraarsan | musuraarsanaan | musuraarsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg