musareersan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)ld musaraarsan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh musareersan ↴
musaraarsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax aad u fararxsan ahaansho. ld musareersan, musuraarsan.
musaraarsanaan [m.f.dh]
eeg musaraarsan. ld musaraarsanaansho, musareersanaan.
musareersanaan [m.dh]
ld musaraarsanaan.
musareersanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld musaraarsanaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg