Mushaar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)Lacagta qof hawl uu qabto laga siiyo bishii. ld munshaar, munshaaro, mushaaro.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mushaar ↴
urur shaqaale | dhiib | munshaar | munshaaro | mushaalli | mushaalliyee | mushaalliyeyn | mushaari | mushaariyee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg