Dhiib
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)1. (f.g) Wax la hayo qof kale gacanta u gelin. 2. (f.g) Lacag, mushaar, deyn iwm bixin. 3. (f.mg) Is dh.: cid isu gacan gelin. 4. (f.mg) U dh.: cid wax u dirid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiib ↴
ba | Judhiiba | aammin | adeeg | afdhuubyaale | ammaanaysii | ammaanayso | ammaano | ammaanso | arrimi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg