mushaaxid
(m.f.dh)

eeg mushaax². ld mushaax¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mushaaxid

mushaax [m.l]
1. Socod aayar ah oo xarrago ku jirto; tamashle. 2. ld mushaaxid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg