muudso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

ld muurso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muudso

muurso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Adke dhadhan leh oo afka ku dhex jira candhuuf iyo dhaqdhaqaaqa daamanka hoore la liqi karo ka dhigid. ld muudso.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg