Muurso
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)Adke dhadhan leh oo afka ku dhex jira candhuuf iyo dhaqdhaqaaqa daamanka hoore la liqi karo ka dhigid. ld muudso.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muurso ↴
muudso | muursasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg