Muusaw

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-saabay, -sawday; -saabi)

Qosol yar oo dhooluhu muuqdaan sameyn. ld muusoo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muusaw

muusaabid | muusoo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg