muusoo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)ld muusaw.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muusoo ↴
dhoolbir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Qosol yar ilkuhu muuqdaan qoslid; muusood; muusadbid.
dhoolkaqosol [m.l]
Ilka caddayn; muusood.
muusaabid [m.f.dh]
eeg muusaw. ld muusood.
muusaw [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-saabay, -sawday; -saabi)
Qosol yar oo dhooluhu muuqdaan sameyn. ld muusoo.
muusood [m.l]
ld muusaabid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg