Naab

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

ld naabid. naabid


Naab

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(daawo) Qolof qallalan oo fuusha bishimaha qofka marka uu harraado ama uu bukoodo; jiil. jiil


Naab

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

1. Wax fur ku adkeyn. 2. Ku n.: wax la kor saaray wax kale ku dhejin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga naab

naaban | naabid | naabnaab | naabnaab | naabnaabi | naabnaabid | naabnaabin |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg