Naado
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)1. Ogeysiis dad loo bandhigayo. 2. Bandhig iib oo tartan ku jiro.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga naado ↴
toornaado | xaraash |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg