Naafcadde

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Xiddigga naafaha ugu horreeya; wuxuu u dhexeeyaa afagaal iyo naafmadoobe.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga naafcadde

naafmadoobe | afaggaal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg