naagnimo
(Magac Dheddig ah | Feminine Noun)Naag ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naagnimo ↴
mar
[Magac Dheddig ah | Feminine Noun] (-ro, m.l)
1. Wax walba ee dumarku dhexda ku xirtaan. 2. Qiimaha naagnimo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg