naajixi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Wax naajax ka dhigid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naajixi ↴
naajixid
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg naajax².
naajixin
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg naajixi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg