naakhuude
(m.l) (-dayaal, m.l/dh)

Qof markab ama dooni madax ka ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naakhuude

naakhuudee
[Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-deeyay, -deysay)

U n.: Si cid loo khiyaamo wax aanad ahayn iska yeel-yeelid.

naakhuudeyn
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]

eeg naakhuudee.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg