naalloo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)

ld naallee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naalloo

naallee
[Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)

Ku n.: 1. Farax iyo guul ku jirid. 2. Wax rajo ku eegid. ld naalloo.

naalleyn
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]

eeg naallee. ld naallood.

naallood
[m.l]

ld naallayn.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg