naanni
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)

Meel la dhisay oo dhoobo laga sameyey oo marka xoolaha la waraabinayo biyaha loogu shubo, berked yar; dar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naanni

dannaanni
[m.l]

ld danaani¹.

dannaanni
[Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nyay, -niday; -nyi)

ld danaani².

dannaanniyid
[Magac Dheddig ah | Feminine Noun]

ld danaanyid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg