nabaaddiinee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-neeyay, -neysay)

1. Nabaaddiino akhriyid. 2. Cid macasalaameyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nabaaddiinee

nabaaddiineyn
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]

eeg nabaaddiinee.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg