nabadayn
(Erey Dareen | Exclamation)

Nabadgeliyo.

nabadayn
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg nabadee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nabadayn

nabadsii
[Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)

Laba qof ama laba qolo oo dagaallamay heshiisiin; nabadayn.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg