nabadsii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)

Laba qof ama laba qolo oo dagaallamay heshiisiin; nabadayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nabadsii

nabadsiin
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]

eeg nabadsii.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg