nabadgelin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg nabadgeli. ld nabadgeliyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nabadgelin

badbaadi
[Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)

Wax khatar ka nabadgelin. ld badbaadee.

caymi
[Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)

1. Wax dhibaato ama halis ka nabadgelin. 2. Aawr la rarayo, cayn ku giijin. 3. Hanti caymis ka diiwaangelin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg