Badbaadi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Wax khatar ka nabadgelin. ld badbaadee.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga badbaadi ↴
daadguree | nabaaddiinaxir | nabaaddiinaxir | nabadbixi | nabadgal | nabadgeli | arbucuun | arbucuun | badbaadayn | badbaadee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg