nabarraysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax nabar ku dhacay ahaansho. ld nabaraysan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nabarraysan

nabarraysnaan
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]

eeg nabarraysan. ld nabarraysnaansho, nabaraysnaan, nabaraysnaansho.

nabraysan
[Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)

ld nabarraysan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg