nabran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax nabar ku dhacay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nabran ↴
nabranaan
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg nabran. ld nabranaansho.
nabranaansho
[Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld nabranaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg