nacalad
(Magac Dheddig ah | Feminine Noun) (-do, m.l)Caro Eebbe dusha ka saaro cid caasidey. ld lacanad¹, lacnad¹, nacallad¹, nacalle, nacdal¹.
nacalad
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)1. Caro Eebbe cid caasidey ku dhicid. 2. Cid cay iyo eedayn u jeedin. ld lacanad², lacnad², nacallad², nacdal².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nacalad ↴
nacaladaysan
[Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax nacalad ku dhacday ahaansho. 2. Wax aad loo ceebeeyay ahaansho. ld lacanadeysan, lacnadeysan, nacalladeysan.
lacanad
[Magac Dheddig ah | Feminine Noun] (-do, m.l)
ld nacalad¹.
lacanad
[Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
ld nacalad².
lacanadayn
[Magac Dheddig ah | Feminine Noun]
ld nacaladeyn.
lacanadee
[Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
ld nacaladee.
lacanadeyn
[Magac Dheddig ah | Feminine Noun]
ld nacaladeyn.
lacanadeysan
[Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld nacaladeysan.
lacanadeysnaan
[Magac Dheddig ah | Feminine Noun]
ld nacaladeysnaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg