Nacaladow

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

1. Qof nacaladi ku dhacday noqosho. 2. Qof aad loo ceebeeyey noqosho. ld lacanadow, nacalladow.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nacaladow

lacanadow | nacaladoobid | nacalladow |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg