nacalladow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday)

ld nacaladow.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nacalladow

nacaladow
[Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)

1. Qof nacaladi ku dhacday noqosho. 2. Qof aad loo ceebeeyey noqosho. ld lacanadow, nacalladow.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg