nadaami
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld nidaami.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nadaami ↴
aaddi
[Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Cid meel ku toosin; ld aadi, aadsii. 2. Ku aa.: wax dalool ciriiri ah oo uu geli karo ku beegid. 3. Ku aa.: wax
muuqaalkooda wax kale ku gudbid. 4. Isku
aa.: wax aan nidaamsanayn sida ay isu raaci karaan u nadaamid. aadi, aadsii
habaysan
[Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-smay, -santay; -smi)
Wax la nadaamiyey noqosho.
habaysan
[Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la nadaamiyey ahaansho.
nadaamin
[Magac Dheddig ah | Feminine Noun]
ld nidaamin.
nidaami
[Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax la habeeyay ahaansho. ld nadaami.
nidaamin
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg nidaami. ld nadaamin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg