nadiifsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax la nadiifiyay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nadiifsan

nadiifsanaan
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]

eeg nadiifsan. ld nadiifsanaansho.

nadiifsanaansho
[Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]

1. eeg nadiifsanow. 2. ld nadiifsanaan.

nadiifsanow
[Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)

Wax nadiifsan noqosho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg