nadiifsasho
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg nadiifso. ld nadiifsad, nadiifsi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nadiifsasho ↴
xaaro
[Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
1. Meel qashin ka nadiifsasho. 2. Wax meel yaal wada qaada-sho.
cadayo
[Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-yday, -yatay)
Ilko caday ku nadiifsasho.
nadiifsad
[m.l]
ld nadiifsasho.
nadiifsi
[m.l]
ld nadiifsasho.
rummayo
[Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-yday, -yatay)
Qof rummay ilkaha ku nadiifsasho. ld rum-mayso.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg