Nafbax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dhimashada ay nafley dhimato.

Nafbax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -bixi)

Nafley dhimasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nafbax

baqti | baqtii | nafbixid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg