Najaar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)Nin yaqaan farsamada alwaaxda; sarmali; faryaame. ld nijaar.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga najaar ↴
najaarnimo | nijaar | nijaarnimo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg