Najaas
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.dh)(dii.) Qof faddaro ah. ld nejis, nijaas¹.
Najaas
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(dii.) Naag faddaro ah. ld nejisad, nijaas² (1).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga najaas ↴
najaasaysan | najaasaysnaan | najaasaysnaansho | najaasee | najaaseyn | najaasnimo | najaaso | najaasoobid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg