Nal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lal, m.l)

1. Qalab dusha quraaradi kaga dahaarantahay oo iftiin bixiya marka korontadu soo gaadho. 2. Iftiinka korontadu dhaliso.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nal

na | laambad | baqtii | caanalahar | caanaley | caanallul | caanallul | daardaar | daaro | daaweynta-fiisikaad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg