Namiin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nyo, m.dh)Qof dadka isku dira. ld nabiib¹.
Namiin
Qaabnaxa: f.g.1 Isrogrogga: (-nay, -ntay)Ku n.: Cid, cid kale ku dirid. ld nabiib².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga namiin ↴
nabiib | nabiib | nabiibid | nabiibnimo | namiinid | namiinnimo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg