Naqshadee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-deeyay, -daysay)

Wax naqshad u samayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga naqshadee

baraley | googgoos | liin | naqshadayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg