Naruuro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Waxtar ama faa'iido. 2. In yar oo wax la'aanta dhaanta.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga naruuro


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg