Nasakhan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-khnaa, -khnayd)

1. Doqon ahaansho. 2. Diin ama aayad la beddelay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nasakhan

nasakhnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg