Nasar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(muus.) Durbaan dhuuban oo salka luga ka leh, waxaana laga yaqaan degaanka webiyada. ld narso.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nasar

narso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg